Sharciga Kunoqoshadiisa 19:13 KQA

13 Oo isaga ishiinnu yaanay u nixin, laakiinse dhiigga aan xaqa qabin reer binu Israa'iil dhexdooda waa inaad ka fogaysaan, si aad u nabdoonaataan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 19

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 19:13 macnaha guud