Sharciga Kunoqoshadiisa 19:14 KQA

14 Midkiinna waa inuusan innaba durkin soohdinta deriskiisa oo hore loo dhex qotomiyey dhaxalkiinna aad dhaxli doontaan ee dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idiin siinayo inaad hantidaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 19

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 19:14 macnaha guud