Sharciga Kunoqoshadiisa 19:21 KQA

21 Oo ishiinnu yaanay ninna u nixin, nafu naf ha u baxdo, ilna il ha loo rido, iligna ilig, gacanna gacan ha loo gooyo, cagna cag.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 19

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 19:21 macnaha guud