Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 KQA

1 Markaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo aad aragtaan fardo iyo gaadhifardood iyo dad idinka sii badan, waa inaydaan ka cabsan, waayo, waxaa idinla jira Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 20

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 macnaha guud