Sharciga Kunoqoshadiisa 32:13 KQA

13 Wuuna fuuliyey meelaha sarsare ee dhulka, Oo wuxuu cunay wixii beerta ka baxay, Wuxuuna ka dhigay inuu nuugo malab dhagaxii ka soo baxay, Iyo saliid dhagax madow ka soo baxday.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 32

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 32:13 macnaha guud