Sharciga Kunoqoshadiisa 32:14 KQA

14 Wuxuuna quutay subag lo'aad, iyo caano idaad, Iyo baraarro baruurtood, Iyo wananka Baashaan, iyo riyaha, Iyo sarreenka ugu wanaagsan. Oo dhiiggii canabkana waxaad ka cabtay khamri.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 32

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 32:14 macnaha guud