Taariikhdii Labaad 18:10 KQA

10 Oo Sidqiyaah ina Kenacanaah ayaa samaystay geeso bir ah, oo wuxuu yidhi, Waxaa Rabbigu leeyahay, Kuwan waad ku hardiyi doontaa reer Suuriya ilaa ay wada baabba'aan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 18

arki Taariikhdii Labaad 18:10 macnaha guud