Taariikhdii Labaad 18:9 KQA

9 Haddaba boqorkii dalka Israa'iil iyo Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah mid kastaaba wuxuu ku fadhiyey carshigiisii, isagoo dharkii boqornimada qaba, oo waxay fadhiyeen meel bannaan oo ku taal iridda Samaariya laga soo galo, oo nebiyadii oo dhammuna hortooday wax ku sii sheegayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 18

arki Taariikhdii Labaad 18:9 macnaha guud