Taariikhdii Labaad 23:10 KQA

10 Oo dadkii oo dhanna wuxuu ka dhigay in nin waluba hubkiisa gacanta ku haysto oo ay istaagaan guriga dhankiisa midig ilaa dhankiisa bidix iyo tan iyo meesha allabariga agteeda iyo guriga agtiisa, oo boqorkii bayna isku wareejiyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 23

arki Taariikhdii Labaad 23:10 macnaha guud