Taariikhdii Labaad 23:11 KQA

11 Markaasay wiilka boqorka soo bixiyeen, oo waxay u saareen taajkii, markhaatifurkiina way siiyeen, oo waxay ka dhigeen boqor, oo Yehooyaadaac iyo wiilashiisiina intay isagii subkeen ayay yidhaahdeen, Boqorku ha noolaado.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 23

arki Taariikhdii Labaad 23:11 macnaha guud