Tirintii 14:43 KQA

43 Waayo, halkaas waxaa idinka horreeya reer Camaaleq iyo reer Kancaan, oo seeftaad ku le'an doontaan, maxaa yeelay, Rabbiga lasocodkiisii dib baad uga noqoteen, oo sidaas daraaddeed Rabbigu idinla jiri maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 14

arki Tirintii 14:43 macnaha guud