Tirintii 14:44 KQA

44 Laakiinse iyagii waxay ku sii adkaysteen inay buurta dhaladeedii fuulaan, habase yeeshee Muuse iyo sanduuqii axdiga Rabbigu xeradii kama ay bixin.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 14

arki Tirintii 14:44 macnaha guud