Tirintii 20:5 KQA

5 Oo maxaadse dalkii Masar nooga soo bixiseen, oo aad meeshan sharka ah noo keenteen? Waayo, meeshanu ma aha meel laga helo midho, ama berde, ama geedcanab, amase rummaanno; oo biyo la cabbona laguma arko.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 20

arki Tirintii 20:5 macnaha guud