6 Markaasay Muuse iyo Haaruun ururka hortiisii uga tageen iriddii teendhadii shirka, kolkaasay wejiga dhulka dhigeen, oo waxaa iyagii u muuqatay ammaantii Rabbiga.
akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 20
arki Tirintii 20:6 macnaha guud