Tirintii 23:10 KQA

10 Bal yaa qiyaasi kara reer Yacquub oo sida boodhka ah? Amase yaa tirin kara reer binu Israa'iil rubuciis? Anigu aan u dhinto sida kuwa xaqa ahu u dhintaan, Oo ugu dambaystayduna ha ahaato sida tooda oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 23

arki Tirintii 23:10 macnaha guud