Tirintii 23:11 KQA

11 Kolkaasaa Baalaaq wuxuu Balcaam ku yidhi, War waa maxay waxa aad igu samaysay? Waxaan ku soo watay inaad cadaawayaashayda habaartid, laakiinse bal eeg, waad u wada ducaysay.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 23

arki Tirintii 23:11 macnaha guud