Tirintii 23:23 KQA

23 Hubaal sixir reer Yacquub kuma dhaco, Oo reer binu Israa'iil innaba fal ma qabto, Haddaba Yacquub iyo Israa'iil waxaa laga sheegi doonaa, Bal fiiri waxa Ilaah sameeyey!

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 23

arki Tirintii 23:23 macnaha guud