Tirintii 23:24 KQA

24 Bal eeg, dadku wuxuu u kacaa sidii gool oo kale, Oo sidii aar oo kale ayuu isu qaadaa: Oo isagu jiifsan maayo jeeruu ugaadh cuno, Oo uu dhiigga ka cabbo waxa uu dishay.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 23

arki Tirintii 23:24 macnaha guud