Tirintii 28:2 KQA

2 Reer binu Israa'iil amar, oo waxaad ku tidhaahdaa, Qurbaankayga oo ah cuntada qurbaannada dabka la iigu sameeyo oo carafta udgoon ii ah waa inaad dhawrtaan inaad wakhtigoodii bixisaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 28

arki Tirintii 28:2 macnaha guud