Tirintii 28:3 KQA

3 Oo waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Kanu waa qurbaanka dabka lagu sameeyo oo aad Rabbiga u bixisaan laba wan oo gu jir ah oo aan iin lahayn oo aad maalin kasta qurbaan la gubo oo joogto ah u bixisaan.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 28

arki Tirintii 28:3 macnaha guud