Tirintii 28:8 KQA

8 Oo wanka kalena waa inaad makhribka bixisaa, oo qurbaankiisii hadhuudhka iyo qurbaankiisii cabniinka waa inaad isaga la bixisaa sida kii aroortii oo kale, waayo, waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga u ah caraf udgoon.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 28

arki Tirintii 28:8 macnaha guud