Tirintii 28:9 KQA

9 Oo maalinta sabtidana waxaad bixisaa laba wan oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn, iyo eefaah bur ah oo toban meelood loo dhigay labadiis meelood ee qurbaan hadhuudh ah oo saliid lagu daray iyo qurbaankiisii cabniinka.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 28

arki Tirintii 28:9 macnaha guud