Xaakinnada 10:16 KQA

16 Markaasay iska wada fogeeyeen ilaahyadii qalaad oo dhexdooda yiil, oo waxay u adeegeen Rabbiga; oo naftiisuna way ka xumaatay hooggii haystay reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 10

arki Xaakinnada 10:16 macnaha guud