Xaakinnada 10:17 KQA

17 Markaasaa waxaa soo wada ururay reer Cammoon oo waxay soo degeen Gilecaad. Oo reer binu Israa'iilna way isa soo urursadeen oo iyana waxay soo degeen Misfaah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 10

arki Xaakinnada 10:17 macnaha guud