Xaakinnada 13:2 KQA

2 Oo waxaa jiray nin reer Sorcaah ah, oo jilibkiisuna ahaa reer Daan, magiciisana waxaa la odhan jiray Maanoo'ax, oo naagtiisuna madhalays bay ahayd, oo ma ay dhali jirin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 13

arki Xaakinnada 13:2 macnaha guud