Xaakinnada 13:3 KQA

3 Markaasay malaa'igtii Rabbigu naagtii u muuqatay, oo ku tidhi, Bal eeg, haatan waxaad tahay madhalays, oo waxba ma aad dhashid; laakiinse waad uuraysan doontaa, oo waxaad dhali doontaa wiil.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 13

arki Xaakinnada 13:3 macnaha guud