Xaakinnada 16:23 KQA

23 Markaasay amiirradii reer Falastiin isu soo urursadeen inay allabari weyn u bixiyaan ilaahood oo ahaa Daagoon, iyo inay reyreeyaan; waayo, waxay isku yidhaahdeen, Cadowgeennii Samsoon ahaa waxaa gacanteenna soo geliyey ilaaheen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:23 macnaha guud