Xaakinnada 16:24 KQA

24 Oo dadkiina markay isagii arkeen ayay ilaahood ammaaneen; waayo, waxay yidhaahdeen, Ilaaheen wuxuu gacanteenna soo geliyey kii ahaa cadowgeennii iyo kii dalkeenna baabbi'in jiray oo layn jiray kuwo badan oo inaga mid ah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:24 macnaha guud