Xaakinnada 16:25 KQA

25 Oo markii qalbigoodii farxay ayay yidhaahdeen, Samsoon u yeedha ha noo cayaaree. Markaasay Samsoon xabsigii uga yeedheen, oo hortooduu ku cayaaray. Kolkaasay waxay isagii taageen tiirarkii dhexdooda.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:25 macnaha guud