Xaakinnada 18:23 KQA

23 Oo waxay u dhawaaqeen reer Daan. Iyana intay ku soo jeesteen ayay Miikaah ku yidhaahdeen, War maxaa kaa qaylisiinaya oo aad guutada caynkan ah u soo kaxaysatay?

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 18

arki Xaakinnada 18:23 macnaha guud