Xaakinnada 18:24 KQA

24 Isna wuxuu yidhi, Waxaad iga qaadateen ilaahyadaydii aan sameeyey, iyo wadaadkaygii, oo waad tagteen, haddaba maxaan kaloo haystaa? Haddaba sidee baad ii leedihiin, War maxaa kaa qaylisiinaya?

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 18

arki Xaakinnada 18:24 macnaha guud