Xaakinnada 19:14 KQA

14 Kolkaasay iska sii socdeen oo jidkoodii qaadeen; oo waxaa qorraxdu ugu dhacday iyagoo ag jooga Gibecaah oo ay reer Benyaamiin lahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:14 macnaha guud