Xaakinnada 19:15 KQA

15 Markaasay halkaas ku leexdeen inay u hoydaan Gibecaah. Kolkaasuu galay, oo wuxuu fadhiistay jidkii magaalada; waayo, ninna gurigiisii ma gelin inay u hoydaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:15 macnaha guud