Xaakinnada 19:16 KQA

16 Oo fiidkii oday baa shuqulkiisii beerta ka yimid. Haddaba ninku wuxuu ahaa reer Efrayimkii dalka buuraha leh degganaa, oo Gibecaahna qariib buu ku ahaa; laakiinse dadkii meesha degganaa waxay ahaayeen reer Benyaamiin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:16 macnaha guud