Xaakinnada 19:5 KQA

5 Oo maalintii afraad aroor hore ayay tooseen, oo wuxuuna u kacay inuu tago. Markaasaa gabadha aabbeheed wuxuu ku yidhi wiilkii uu soddogga u ahaa, Bal nafta ugu raaxee wuxoogaa cunto ah, dabadeedna waad tegaysaaye.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:5 macnaha guud