Xaakinnada 19:6 KQA

6 Sidaas daraaddeed way fadhiisteen, oo labadoodiiba wax bay wada cuneen oo cabbeen, markaasaa gabadha aabbeheed wuxuu ninkii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, raalli ahow, caawa oo dhanna iska joog, oo qalbigaaguna ha faraxsanaado.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:6 macnaha guud