Xaakinnada 3:24 KQA

24 Haddaba markuu tegey waxaa yimid addoommadii Cegloon, markaasay intay wax fiiriyeen arkeen albaabbadii qowladda oo qufulan; kolkaasay waxay isyidhaahdeen, Hubaal wuu isku deday qowladdiisa uu ku laydhsado.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 3

arki Xaakinnada 3:24 macnaha guud