Xaakinnada 3:25 KQA

25 Oo way sugeen ilaa ay isla yaabeen; oo bal eeg isna albaabbadii qowladda ma uu furin, sidaas daraaddeed furahay qaadeen oo albaabbaday fureen, oo markaasay arkeen sayidkoodii oo dhulka ku dhacay oo meyd ah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 3

arki Xaakinnada 3:25 macnaha guud