Xaakinnada 5:26 KQA

26 Oo waxay gacan ku qabsatay dhidibkii, Oo gacanteedii midigna dubbihii ragga shaqeeya; Oo waxay dubbihii ku dhufatay Siiseraa, oo dhidibkii madaxiisay ka dusisay, Haah, waxay ku mudday oo ka mudhbixisay dhafoorradiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5

arki Xaakinnada 5:26 macnaha guud