Xaakinnada 5:27 KQA

27 Oo cagaheeda agtooda ayuu ku foororsaday oo dhacay oo jiifsaday: Cagaheeda agtooda ayuu ku foororsaday oo dhacay: Oo meeshuu ku foororsaday ayuu ku dhacay isagoo meyd ah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5

arki Xaakinnada 5:27 macnaha guud