Xaakinnada 5:31 KQA

31 Rabbiyow, cadaawayaashaada oo dhammu sidaas ha u halligmeen; Laakiinse kuwa Rabbiga jecel oo dhammu ha noqdeen sida qorraxda markay xooggeeda la soo baxdo. Oo dalkiina afartan sannadood wuu xasilloonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5

arki Xaakinnada 5:31 macnaha guud