Xaakinnada 6:1 KQA

1 Oo reer binu Israa'iilna waxay sameeyeen wax Rabbiga hortiisa ku xun; markaasaa Rabbigu wuxuu intii toddoba sannadood ah gacanta u geliyey reer Midyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:1 macnaha guud