Xabaquuq 2:18 KQA

18 Bal muxuu taraa sanamka xardhan, oo muxuu kii sameeyey u xardhay? Oo muxuu taraa sanamka la shubay oo ah macallinka beenta bara, oo kii sameeyey muxuu haddana isugu halleeyaa, waayo, waa sanamyo carrab la'.

akhri dhamaystiran cutubka Xabaquuq 2

arki Xabaquuq 2:18 macnaha guud