Xabaquuq 2:19 KQA

19 Waxaa iska hoogay kii qoriga ku yidhaahda, Toos! oo dhagax carrab la' ku yidhaahda, Sara joogso! Kanu miyuu wax bari doonaa? Bal eega, waxaa lagu dahaadhay dahab iyo lacag, laakiinse innaba neefu kuma jirto.

akhri dhamaystiran cutubka Xabaquuq 2

arki Xabaquuq 2:19 macnaha guud