Yeremyaah 17:18 KQA

18 Kuwa i silciya ha ceeboobeen, laakiinse anigu yaanan ceeboobin, oo iyagu ha nexeen, laakiinse anigu yaanan nixin. Maalinta masiibada ku soo deji, oo waxaad iyaga ku halligtaa halligaad laba jibbaar ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 17

arki Yeremyaah 17:18 macnaha guud