Yeremyaah 17:19 KQA

19 Rabbigu wuxuu igu yidhi, Tag oo waxaad istaagtaa iridda dadka oo ay boqorrada dalka Yahuudah ka soo galaan kana baxaan, iyo weliba irdaha Yeruusaalem oo dhanba.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 17

arki Yeremyaah 17:19 macnaha guud