Yeremyaah 48:32 KQA

32 Canabka Sibmaahow, waxaan kuugu ooyi doonaa oohin ka sii daran tii Yacser. Laamahaagii badday dhaafeen, oo waxay gaadheen xataa tan iyo badda Yacser. Baabbi'iyihii wuxuu soo dhacay midhahaagii la hor guray iyo canabkaagii.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 48

arki Yeremyaah 48:32 macnaha guud