Yeremyaah 48:33 KQA

33 Farxadda iyo rayraynta waa laga qaaday beertii midhaha badnayd iyo dalka Moo'aabba, oo waxaan ka dhigay in khamri macsarooyinka laga waayo, oo ciduna kuma tuman doonto iyagoo heesaya, oo heestooduna innaba hees ma noqon doonto.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 48

arki Yeremyaah 48:33 macnaha guud