Yeremyaah 48:34 KQA

34 Qayladii Xeshboon waxay gaadhay Elecaaleeh iyo tan iyo Yahas, oo waxaa laga dhawaaqay Socar iyo ilaa Xoronayim iyo ilaa Ceglad Shelishiyaah, waayo, xataa biyihii Nimriim way baabba'ayaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 48

arki Yeremyaah 48:34 macnaha guud