Yexesqeel 1:27 KQA

27 Oo qaarkiisa hore wuxuu iila ekaa dhuxul cadaatay oo uu dab ku jiro oo hareerihiisa ku wareegsan, oo qaarkiisa dambena wuxuu iila ekaa sidii dab oo kale, oo hareerihiisana waxaa ku wareegsanaa iftiin dhalaalaya.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 1

arki Yexesqeel 1:27 macnaha guud